Golaha wasiirada DFS oo taageeray go’aanka ay Dowladda ka qaadatay Doorashada Jubbaland
(August 29, 2019)
Golaha Wasiirraada Xukuumadda Federaalka ayaa taageeray go’aankii Wasaaradda arrimaha Gudaha ee 22kii bishan Agoosto ay ku caddeysay inaysan oqoonsaneyn natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyi