Gudoomiyaha Baarlamaanka PL oo soo dhaweeyey Wafdi ka tirsan laba Aqal.[Video]

August 1, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyey Wafdi ka tirsan laba Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Gudoomiyaha dowladda Puntland ayaa kulanka uu
la qaatay wafdi ka kooban labada Aqal ee Soomaaliya oo ay hogaaminayaan, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha koowaad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari.

Hoos ka Daawo Gudoomiyaha Baarlamaanka PL oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyey Wafdi ka tirsan laba Aqal ee Soomaaliya.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2019
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online