Haweeney la sheegay inay is-qarxin rabtay oo lagu toogtay Baardheere[Dhagayso]

August 8, 2019 - Written by Editor

Gedo:-Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa sheegay in maanta ciidamada dowladda ee magaalada Baardheere ay toogasho ku dileen haweeyneey ay sheegeen inay dooneysay inay isku qarxiso saldhig boolis oo gawaarida lagu baaro.

Jacfar Kuukaay ayaa dhacdadan ka wareystay, gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Isaaq alqaadi,

VOA

Leave a comment

*

Archives
August 2019
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online