Puntland oo Hambalyo u dirtay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubaland
August 13, 2019 - Written by EditorGaroowe:-Dowladda Puntland waxay u hambalyaynaysaa Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubaland, sidoo kale Puntland waxay bogaadinaysaa sida ay u socoto hanaanka Doorasho ee Jubaland.
Hoos ka Akhriso Dowladda Puntland oo u hambalyeysay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubaland.
M_M_Deeq
Halgan.net