Wakiilka IGAD Ee Soomaaliya Dr.Maxamed Guyow oo Kismaayo gaaray

August 4, 2019 - Written by Editor

Kismaayo:-Maanta waxaa magaalada kismaayo ee xarunta kmg ah ee Jubbaland soo gaarey wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu hogaaminayo wakiilka IGAD ee Soomaaliya Dr.Maxamed Guyow.

Wafdigan oo ay garoonka kusoo dhaweeyeen qaar kamid ah golaha fulinta ee Jubbaland ayaa caawa ku hooyanaya guriga martida ee magaalada Kismaayo.

Wafdiga IGAD ayaa magaalada Kismaayo ku sugnaan doona muddo saddex maalmood ah ayaga oo kulamo kala duwan la qaadan doona Gudiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashada Jubbaland, Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya xildhibaanada Baaralmaanka, Musharaxiinta u taagan xilka madaxweynenimo ee is diiwaangeliyey iyo qeybaha kale ee ururada bulshada Jubbaland.

Wafdiga ayaa si rasmi ah ugu kuur gali doona habsami u socodka Doorashada Jubbaland inta ay Kismaayo ku suganyihiin.

—Dhamaad—-

Leave a comment

*

Archives
August 2019
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online