Waqtiga uu furmayo shirka Galmudug oo la shaaciyey
(September 2, 2019)
Maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in maalinta arbacadda ah ee September 4, la qabanayo shirka dib u heshiisiinta maamulkaasi oo ka dhacayo magaalada Dhuusomareeb. Ergagada shirkaasi oo