Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Isku Keenay Odayaasha Dhaqanka Xeraale Iyo Huurshe
(September 4, 2019)
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay odayaal iyo wax-garad ka socda deegaannada Huurshe iyo Xeraal