Qaraxyo lala beegsaday ciidamada AMISOM
(September 8, 2019)
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in laba qarax lala beegsaday ciidamada Burundi ee ka tirsan hawlgalka AMISOM. Qaraxyadan ayaa la sheegay inuu duhurnimadii maanta ka