Madaxweynaha Puntland oo maalintii 2aad ka qayb galay shirka maalgashiga Puntland
(September 16, 2019)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maalintii labaad ka qayb-galay shirka Maalgashiga Puntland, waxaa uu Madaxweynuhu ka qayb-qaatay doodaha, fekerada s
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Daah-furay Mashruuca Biyaha, Nadaafadda iyo Fayo Dhawrka Deegaanada Galdogob iyo Xarfo.
(September 16, 2019)
Garoowe:- Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Daah-furay Mashruuca Biyaha, Nadaafadda iyo Fayo Dhawrka Deegaanada Galdogob iyo Xarfo. Furitaank
12 ka mid ah askarta Burundi oo lagu dilay Soomaaliya
(September 16, 2019)
Wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganaysa sarkaal u dhashay dalka Burundi ayaa sheegtay in 12 askari oo ka tirsan ciidamadooda AMISOM lagu dilay weerarkii Al-Shabaab ay ku qadaday ciidamada Bu
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
(September 16, 2019)
Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha