Gabar Soomaali ah oo caruur looga qaatay dalka Denmark. [Dhagayso]

September 11, 2019 - Written by Editor

Odense:-Maxkamad ku taalla dalka Denmark ayaa gabar Soomaali ah ku xukuntay sanad iyo sagaal bilood oo xariga ah, kadibna dalka laga saaro.

Maxkamadda ayaa sidoo kale go’aamisay in gabadhan laga qaado oo dowladda ay kala wareegto caruur ay dhashay. Maxkamadda ayaa gabadhan ku eedeysay in caruurta ay hagardaameyn jirtay.

Haddaba faahfaahinta arrintan ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Saciid Cabdi Cali oo ay gabadha xigto yihiin, kuna sugan dalka Denmark.

Leave a comment

*

Archives
September 2019
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online