Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya oo Hakisay duulimaadyadii Kismaayo tegi jiray

September 23, 2019 - Written by Editor

Muqdisho:-Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa saaka waxaa
ay soo saaray amar ah in gebi ahaanba la hakiyay duulimaadyadii diyaaradaha ay ku tagi jireen magaalada Kismaayo laga bilaabo maanta oo ku beegan 23 September illaa 26 September 2019

Shirkadaha duulimaayada ayaa lagu wargeliyey in uusan jirin wax duulimaad ah oo tegi kara magaalada Kismaayo inta lagu guda jiro mudadaas ay xanibaada saaran tahay, wixii ka dambeeyana dib loo fasixi doono duulimaadyadii diyaaradaha ee tegi jiray Kismaayo.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,489 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>