Xaliimo Maxamuud Osman Keenadiid oo ka qaadatay islamic university in Malaysiadarajada PHD Hambalyo.

September 7, 2019 - Written by Editor
Xaliima Maxamuud Cismaan Keenadiid

Malesia:-Waxaan halkaan hambalyo ugu direynaa hadaan nahay bahda Halgan.net walaasheen Xaliima Maxamuud Osman Keenadiid oo darajada PHD ka qaadatay Jaamacadda islamic university in malaysia ee dalka Malesia. الجامعة الاسلامية العالمية ماليزيا

Xaliimo Maxamuud Cismaan Keenadiid ayaa waxaa ay PHD ku qaatay Muwduuc Muhiim ah kaas oo aad loogu baahnaa wuxuuna yahay arimaha Qoyska Somaliyeed ee ku nool Canada iyo caqbadaha casriga ah ey wajahayaan.تحديات الأسرة الصوماليه في كنذا وعلاجها في ضوء مقاصد الشريعه
الاسلاميه دراسه فقهيه ميدانيه
Xaliima Maxamuud Cismaan Keenadiid ayaa ku qaadatay darada u sareysa ee Mumtaas .

[]

Lajnada Ishraaftay Risaalada PHD Ee Xaliimo Maxamuud waxaa ka mid ah.

1–Ass. Prof. Dr.Salim Kaydibi
2-Ass. Prof. Dr.Yasser Mohamed Abdel-Rahman
3–Ass. Prof. Dr .Shofian Bin Ahmed
4–Ass. Prof. Dr .Mohamed Al-Tahir Mesawi
Xaliima Maxamuud ayaa hore waxay uga qaadatay darajada Majesterka Jaamacada jaamacada الجامعة الاسلامية العالمية ماليزيا ee dalka Malesia wuxuuna ahaa cinwaanka risaalada
(الأوامـر والـنـواهي وصـوارفـهـما في سـورة “المــائــدة دراسة أصولية تطبيقية
Lajnada Ishraaftay Risaalada Xaliimo Maxamuud waxaa ka mid ah.

1-Dr Ramadan Abd Al Moadti
2-Dr Hashim Mohmad Arufai
3.Waxaa goobjoog ka ahaa -Ass. Prof. Dr Moussa Keita

Halgan.net
Malesia

Comments are closed.

Archives
September 2019
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online