Khudbadda Madaxweynaha Puntland ee furitaanka kal-fadhiga 45-aad ee Golaha Wakiilada Puntland
(October 26, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay kal-fadhiga 45-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa khudbad mu
R/W Kheyre Oo Soo Xiray Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Heer Federaal Iyo Heer Dowlad Gobaleed
(October 26, 2019)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xiray shirka agaasimayaasha guud ee wasaarahada heer federaalka iyo heer dowlad gobaleed oo Mu
Madaxweynaha Puntland oo xilal kale magacaabay
(October 25, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasime Waaxeedyo ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland kuwaasi oo kala ah : Warfaafinta, Xiriirka Dadweynaha, Mashaariicda iyo Xiriirka Hay’ada
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay Madasha iskaashiga Afrika iyo Ruushka
(October 25, 2019)
Sochi:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Ruushka iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha iskaashi iy
Duqeyn ka dhacdey Bari, Puntland (Dhageyso)
(October 25, 2019)
Duqeymo dhinaca cirka ah ayaa la soo sheegayaa in ay ka dhaceen deegaanka Cameyra ee degmada Iskushuban ee gobola Bari, halkaasoo la rumeysan yahay inay ku sugnaayeen kooxo katirsan ururada Daa
Madaxweynaha Puntland oo u Hambalyeeyey Axmed Xuseen oo Mar kale Kamid Noqday Baarlaamaanka Canada.
(October 23, 2019)
Boosaaso:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaca shacabka iyo Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxa uu hambalyo u dirayaa Xildhibaan Axmed Xuseen oo
Madxweynaha Jubbaland oo magacaabay labadiisa Madaxweyne ku xigeen
(October 23, 2019)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Talaado 22 Oktoobar 2019 wareegto ku magacaabey labadiisa kuxigeen. -Mudane Maxamuud Sayyid Aden - Madaxweyne kuxigeenka
Madaxa Xukumadda Gal-Mudug oo magacaabay gudiga farsamada ee doorshooyinka
(October 23, 2019)
Dhuusamareeb:-Madaxa Xukumadda Galmudug Dr Sh.Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shalay waxaa uu Magacaabay Gudiga farsamada Doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka Galmudug. [ngg src="galleries" ids="
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimayaal Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Madaxa-banaan.
(October 23, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 86 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar 2019, ku magacaabay Agaasimayaal Guud ee Wasaaradaha iyo Hay
Madaxweynaha JFS Maxamed Calaahi Farmaaj oo ka Qeyb galaya Madasha Ishkaashiga Ruushka iyo Afrika
(October 21, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Ruushka oo ay kaga qayb galayaan Madasha Iskaashiga Ruushk

« Previous PageNext Page »