Xal laga gaaray xiisadii magaalada Boosaaso

November 15, 2019 - Written by Editor

Boosaaso:-Waxaa xiriiryo kale duwan oo aan la samaynay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ay noo xaqiijiiyeen culimada , Aqoonyahanka iyo Issimada in heshiis laga gaaray khilaafkii iyo shaqaaqo ka dhacday Kontroolka Boosaaso.

Ilo wareed aan la xiriirnay ayaa noo sheegay in Madaxda Dowladda Puntland , Issimada iyo culimada iyo ciidamo gadoodsan iyo maleeshiyo soo galay gudaha Boosaaso la isku afgartay in ay dib ugu noqdaan saldhiyadii ay ka yimaadeen markii hore.

Issimad iyo Culimada ayaa gudiga amniga Boosaaso, maamulka Gobolka Bari iyo Saraakiil Ciidan oo soo gaaray magaalada Boosaaso waxaa iyagana isla gaareen in la sugo amaanka magaalada Boosaaso lagana fogaaado wax kasta oo wax u dhimi kara amaanka magaalada Boosaaso.

Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa idinla wadaagi doonaa tafaasiisha iyo heshiiska la isla gaaray ee hordhac ah.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online