Gudoomiyaha Golaha wakiilada PL oo lagu soo dhaweeyey Badhan.[ Video]

December 29, 2019 - Written by Editor

Badhan:-Gudoomiyaha golaha wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban golayaasha dowladda ayaa lagu soodhaweeyay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag iyo deegaano hoostaga.

Guddomiyaha Golaha Wakiilada Puntland ayaa markii uu tegay magaalada Badhan waxaa uu booqasho ugu tagay Suldaan Siciid iyo Ugaas Maxamed Ugaas Maakiri.

Gudoomiyaha golaha wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyey degmada Badhab


M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
December 2019
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online