Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo kala diray Golihii deegaanka Gaalkacyo.

January 15, 2020 - Written by Editor

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii degmada Gaalkacyo dhanka Koonfurees iyo kuxigeenkiisa, isagoo magacaabay Guddoomiye iyo kuxigeen kumeel gaar ah.

Wareegto ka soo baxay Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay in lagu kala diray Golihii deegaanka Gaalkacyo, waxaana la sheegay in muddo 90 cisho lagu soo dhisi doono gole deegaan.



A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
January 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online