Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Nairobi kula kulmay Safiirka Maraynkanka Ufadhiya Somaliya

January 23, 2020 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Magaalada Narobia ee Dalka Kenya Kulan kula Qaatay Safiirka Maraynkanka Ufadhiya Somaliya Amb Donald Yamamoto Waxaana ay kawada Hadleen Xoojinta Howlgalada kasocda Gobolka Shabeeleha ee Lagu Ciribtiraayo Kooxaha Argigixisada Alshabaab iyo Joogtayna Weerarada Qorshaysan Ciidanka Maraynka ay ka Fulinayaan Goobaha Argigixisada ay ku Dhuumalaystaan

Sido kale Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa Safiirka kala Hadlay Sidii Dowlada Maraynkan ay Gacan uga Gaysan lahayd Tawabarida iyo Tayanta Ciidanka Gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Si ay Qeyb uga Noqdaan Howlgalada Lagu Xaqiijinayo Amniga Dalka

Amb Donald Yamamoto ayaa Dhankiisa Balan Qaaday In Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay Siinayaan Taageero Joogto Ah oo lagu Xasilinayo Amaanka iyo Sidii Ciidamo Tayo leh ay Uhelilahayeen Si Bulshada Gobolada Koonfur Galbeed ay Uheli lahayeen Amni ay isku Halayn karaan Sidoo kale Safiirka ayaa Amaanay Isbedelka Muuqda uu Sameyey Madaxweyne Cabdicasiis Lafta gareen Dhinacyada Amniga Dhaqaalaha Siyaasada iyo Hormarinta Bulshada iyo Isku soo Dhowaanshaha Dowlada iyo Shacabka

—–Dhamaaad—

Comments are closed.

Archives
January 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online