Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo soo dhaweeyey Garaad Kulmiye

January 23, 2020 - Written by Editor

Garoowe, 23, Janaayo, 2020: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kulan soo dhoweyn ah kula qaatay magalaada Garoowe wefti Isimmo ah uu hogaaminayo Garaad kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Wiil-waal, kuwaas oo kasoo kicitimay dowlad deegaanka Soomaalida.

Kulanka soo dhoweynta ah ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Isimo iyo masuuliyiin kale.

Weftiga Isimada ah ayaa safarkoodu daaranaa dhamaystirka Heshiis Beelo Walaalo ah oo 2 sano ka hor diriri ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee Koonfurta gobolka Sool.

=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
January 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online