Galmudug oo Madaxweynihii saddexaad yeelatay loona doortay Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) .

February 2, 2020 - Written by Editor

Xildhibaannada Baarlamanka Galmudug ee garabka DFS ee ku sugan magaalada Dhuusomareeb, ayaa madaxweyne u doortay Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) .

Musharrax Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ay taageeraysay DFS ayaa waxaa la tartamay ilaa saddex musharrax oo dowladdu abaabushay sida ay sheegayaan mucaaradka ka soo horjeeda DFS.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Gacal oo Natiijada ku dhawaaqay, ayaa sheegay in musharrax Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) uu ku guulaystay saddex meelood oo 2 meel codadka xildhibaannada oo u dhiganta 66-cod.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, ayaa isna loo doortay Cali Daahir Ciid oo helay 46-cod.

Madaxda DFS ayaa soo dhaweeyey doorashada maanta ka dhacday Degmada Dhuusamareeb iyo madaxweynaha cusub oo ay daba ka riixayso DFS Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) .

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
February 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
242526272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online