Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo laga waraystay xaalada Degmada Baladxaawo

February 9, 2020 - Written by Editor

Baladxaawo:-Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in maalintii shalay uu askari ku dhintay halka laba kalana ay ku dhaawacmeen ka dib markii uu isku dhac dhex maray ciidamada dowladda ee dhowaan halkaasi lagu daadgureeyey iyo ciidamada maamulka Jubbaland oo horey halkaasi usii joogay.

Magaalada ayaa laga dareemayaa cabsi maadaama ay labada dhinac ku ka kala sugan yihiin goobo aan sidaas usii kala fogeyn.

Haddaba, waxaa dhinacyada ku sugan ee khilaafka uu ka dhaxeeyo ka mid ah madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, oo la arkayey asaga iyo wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Janana oo ay dowladda federaalku doon-doonayso oo wada socda.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ee Baledxaawo kula xariirtey madaxweyne kuxigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ugu horeyntiina waxaa ay waydiisey halka uu kaga sugan yahay magaalada?

Source: VOA

Comments are closed.

Archives
February 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
242526272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online