Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ambabaxay dalka Germany

February 10, 2020 - Written by Editor

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cimi Cismaan Karaash ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Germany. Garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport Garoowe, waxaa Madaxweyne ku-xigeenka kusii sagootiyey Xubno ka tirsan labada Gole ee Dowladda Puntland, Guddoomiyaha Degmada Garoowe, Saraakiil Ciidan iyo Masuuliyiin kale. kale .

Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Cali Xasan Axmed Sabarey, ayaa ka warbixinaya Safarka Madaxweyne Ku-xigeen Axmed Karaash ee qaarada Europe

Comments are closed.

Archives
February 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
242526272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online