Boqor Burhaan Boqor Muuse oo lagu soo dhaweeyey Qardho[Video]

March 19, 2020 - Written by Editor

Qardho:-Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa soodhawayn ballaaran loogu sameeyay Boqor Burhaan Boqor Muuse, Xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qaybgalay soodhawaynta.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.