Cawad oo ka hadlay xiisadda Somalia iyo Kenya.[Dhagayso]

March 9, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa wareysi uu siiyey VOA kaga hadlay xiisadda ka dhex oogan dalalka Soomaaliya iyo Kenya ee dhanka xuduudda.

Cawad ayaa sheegay in kadib hadalladii kululaa ee ay is-weydaarsadeen in hadda labada dhinac ay isku afgarteen in xiisadda la qaboojiyo.

Cawad ayaa sidoo kale sheegay in madaxweyne Farmaajo uu booqn doono Kenya, islamarkaana safarkaas iminka laga shaqeynayo.

Hoos ka Dhagayso Haaruun Macruuf oo wareystay wasiirka.



VOA

Comments are closed.