Gudiga Ku meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland oo shaaciyey ilaa 17 urur siyaasadeed

March 19, 2020 - Written by Editor

Garoowe:- Guddiga doorashooyinka KMG ah ee dowladda Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Garoowe ayaa waxaaa ay si rasmiya u shaaciyay ilaa 17 urur-siyaasadeedyada oo ay diiwaan-geliyeen saddexdii bilood oo ee la soo dhaafay

Hoos ka Akhriso Gudiga Ku meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland oo shaaciyey ilaa 17 urur siyaasadeed.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.