Gudoomiyihii maxkamadda Sool oo qarax lagu dilay [Dhagayso]

March 2, 2020 - Written by Editor

Laascaanood:-Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood. Dhimashada guddoomiyaha ayaa waxaa VOA u xaqiijiy gudoomiyaha maxkamada degamada Laascaanood Xasan Maxamuud Warsame

Mas’uuliyiinta gobolka Sool wali faahfaahin kama aysan bixin qaraxaas iyo in cidda kale ee wax ku noqotay. Faah faahinta qaraxan ayaa Nuur Bukhaari uu ka waraystay weriyahayaga Laas Caaniid Cabdikariim Olol.

Hoos ka Dhagayso Gudoomiyihii maxkamadda Sool oo qarax lagu dilay

VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online