Madaxweynaha PL oo xaflad sagootin ah u sameeyey haldoorkii ka qayb galay shirka wadatashiga Puntland

March 18, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo xaflad sagootina u sameeyey haldoorkii kasoo qayb galay shirka Wadatashiga Puntland ayaa u mahadceliyey cidkasta oo ka qayb qaadatay qabsoomidda shirka wadatashiga Puntland, si gaar ah ciidamada amniga, Guddiga qabanqaabada shirka iyo masuuliyiinti qaybta ka ahaa.

Hoos ka Daawo Madaxweyne Deni oo kulan mahadcelin ah u sameeyay marti sharaftii iyo ergadii kasoo qeybgalay shirkii wadatashiga Puntland.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.