Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo dib ugu soo noqday Garoowe.

March 8, 2020 - Written by Editor

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar ugu maqnaa dalalka Turkey iyo Germany ayaa maanta Wadanka dib ugu soo laabtay.

Madaxweyne Ku-xigeen Axmed Karaash, waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport kusoo dhoweeyay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Xubno ka mid ah labada Gole ee Dowladda, Saraakiisha laamaha amniga, hogaan dhaqan, Ganacsato iyo dadweyne kale.

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Comments are closed.

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online