Puntland oo joojisay qaadka iyo isku socdka gaadiidka dhanka S/land iyo Itoobiya

March 27, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo soo saartay Go’aano looga hortagayo Cudurka Coronavirus sida Isusocodka Gaadiidka iyo rakaabka ka imaanaya dhanka Soomaliland, dhinaca Dowlad Deegaanka Soomaliyeed Ethiopia, Joojinta Keenista qaadka Gudaha Puntland, iyo yareynta iibka Badeecada badan ee dibada uga baxaysa Puntland.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Ayadoo Fulinaysa go’aanada kasoo baxay Gudiga ka hortagga Cudur Coronavirus DPL waxaa ay masuuliyiinta warqaddaani sida tooska ah ugu socoto lafarayaa inay Fulinayaan go’aanada Guddiga ee Hoos ku xusan.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online