Puntland oo ka jawaabtay Shirkii jaraa iid ay shalay Garowe ku qabteen Wasiiro iyo Xilibaano ka tirsan DFS.

March 21, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka arrimaha gudaha dawladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad “Safarka madaxweynaha Puntland ee Muqdisho waxaan caddeynaynaa inuusan ahayn safar shaqo iyo wadahadal lala galayo DFS balse waa mid u gogol xaaraya gogasha fidsan Garoowe”.

Hoos ka Daawo Puntland ayaa ka jawaabtay Shirkii jaraa iid ay shalay Garowe ku qabteen Wasiiro iyo Xilibaano ka tirsan DFS.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.