Qarax İsmiidaamin ah oo goor dhaw ka dhacay magaalada Garoowe

March 29, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wararka ka imanaya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in goor dhaweyd uu ka dhacay qarax la rumeysanyahay in uu ahaa ismiidaamin.

Warar hor dhac ah oo ay heshay Halgan.net ayaa sheegaya in qof ismiidaamiyey in uu isku qarxiyey Gaari ay wateen guddoomiyaha gobolka Nugaal, Cabdisalaan Xasan Xirsi iyo Taliyihii hore ee Booliska gobolka Nugaal. Faarax Galangooli, agagaarka barxadda bartamaha magaalada Garoowe.
Wararka ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in ay dhaawac yihiin Guddoomiyaha gobolka Nugaal, Cabdisalaan Xasan Xirsi iyo Taliyihii hore ee Booliska gobolka Nugaal. Faarax Galangooli.

Wixii Faahfaahin ah dib baan idiinka soo gudbin doonaaa inshalaah
M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online