Shir oo looga hadlayey masuuliyadaha Daryeelka Bulshadoo ka dhacay Gaalkacyo

March 2, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo :- Shirkaas waxaa ka soo qeybgalay Wasaaradda Arimaha Gudaha , Federaalka iyo Dimoqraadiyeynta Waaxda Daryeelka Bulshada (IDPs and Refugee ) Puntland , Hay’adda UNHCR iyo Gudiga qaxootiga iyo magangelyodoonka ku nool magaalada Gaalkacyo .

Inta uu socday Shirka waxaa lagu qeexay qaabka iyo Masuuliyadaha ay ku shaqeynayaan Gudigaas doorashada ku yimid .

Shirka waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiinta sare ee Hay’adda UNHCR Puntland . Shirkaas wuxuu ku soo dhamaaday Jawi wanaagsan .

DHAMMAAD

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA

Leave a comment

*

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online