Shirka Wadatashiga Puntland oo la soo gaba gabeeyey[Video]

March 17, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaa maanta la soo gabagabeeyey Shirka Wadatashiga Puntland oo mudo 3 cisho ah ka socday magaalada Garoowe gaar ahaan xarunta Jaamacadda PSU , waxaan shirkaan ka soo qayb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Wasiiro , Xildhibaano ka tirsan 2 aqal eel aga soo doorto deegaanada Puntland. Issimo, Cuqaal , Aqoon yahan iyo bulshada qaybaheed kale duwan.

Hoos ka Akhriso Shirka Wadatashiga Puntland ooa laga soo saaray warmurtiyeed

Hoos ka Daawo warsaxaafadeed ka soo baxay Shirka Wadatashiga Puntland oo uu saxaafadda u akhriyey Juxa

Halgan.net

Comments are closed.