Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo soo dhaweeyey Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 13, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka ahna Gudoomiyaha Gudiga qaban qaabada shirka weynaha wada Tashiga Puntland oo dhawaan ka furmaya Caasimadda Puntland, ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha Maxamed abshir ku soo dhaweeyey Wafdi ballaaran oo ka socda golayaasha dowladda dhexe oo galabta soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland.

Wafdigaan ka socday Dowlada Faderalka Soomaaliya ayaa isugu jira wasiirro, xildhibaanno ka tirsan labada golle ee baarlamaanka Soomaaliya waxuuna ujeedka safarkoodu salka ku hayaa si ay uga qeyb galaan shir weynaha wada Tashiga Puntland.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online