Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni oo maanta soo gaaray degmada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa waxaa uu kormeeray goobaha ay wax-yeelada u geysteen roobabkii iyo daadada xalay ka rogmaday magaalada Qardho.
M_M_Deeq
Halgan.net