Ra’iisul Wasaare Khayre Waa la joojiyey Dhamaan Duullimaadyada dibadda iyo gudaha.[Video]

April 1, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare Khayre “Waxaa ilaa amar dambe xiranaan doona: Duullimaadyada dibadda iyo gudaha,Waxaa illaa amar dambe sii xirnaan doona iskuulada, dugsiyada quraanka iyo jaamacadaha.

Waxaa kale oo lagama maarmaan ah in la joojiyo dhammaan xafladaha iyo isu imaatinka . Cudurkan waxaa lagu kala qaadaa isu dhawaan shaha iyo istaabashada.

Hoos ka Daawo Ra’iisul Wasaare Khayre Waa la joojiyey Dhamaan Duullimaadyada dibadda iyo gudaha.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online