Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo Fariin soo gaarsiiyey Halgan.net

April 3, 2020 - Written by Editor

Oslo:-Sh.Dr Cali Maxamed Saalax oo Fariin soo gaarsiiyey Halgan.net waxaana uu umada Soomaaliyeed ugu mahad celiyey ducada ay u soo duceeyeen wuxuuna sheegay in uu aad u caafimaad qabo .

Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ayaa umada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka gudahiisa iyo dibadiisa waxaa uu ugu baaqay in ay guryahooda joogaan ayna u dhaga nuglaadaan talooyinka madaxda iyo Dhaqaatiirta.

Hoos Ka Dhegeyso Fariinta Sheekh Dr Cali Maxamed Saalix
Halgan.net
Oslo
Norway

Comments are closed.