Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo sheegay in uu dhaqan galay Bandowgii.[Video]

April 1, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan (dhabancad ) ayaa caawa waxaa uu ka warbixiyay amniga Puntland iyo wacyigalinta Bushada Ee Xanuunka Caronavirus.

Hoos ka Daawo Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan (dhabancad )oo la hadlay saxaafadda.

Dhinac kale waxaa Magaalada Garoowe oo si rasmi ah ugu dhaqan galay Bandowgi ay ku dhawaaqdey Dowladda Puntland, Kaas oo looga hortagayo cudurka Corona virus ”Covid.19”.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online