Jubbaland oo ku dhawaaq day in beri ay tahay Ciid.[Video]

May 23, 2020 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan dadweynaha ree Jubbaland ugu hambalyeeyay munaasabada ciidul fidriga oo ah maalinkii koobaad oo ah bari oo sabti ah.
Madaxweynaha ayaa sheegay in meelo badan oo kamid ah Jubbaland oo hoostaga degmada Afmadow bisha laga arkay isla markana Wasaarada diinta iyo Awqaafta Jubbaland ay xaqiijisay.

Waxaa Madaxweynahu uu sheegay in munaasabadan ay kusoo aaday xili adag oo ay dadka Soomaaliyeed la daala dhacayaan dhibaatooyin uu ugu weyn yahay xanuunka #Covid19 isla markana uu rajaynayo in dadku ay raacan tilmaamaha Hay’adaha Caafimaadka.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,572 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>