Shirkii Wadatashiga oo lagu soo afmeeray magaalada Muqdisho.
(June 19, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Gogosha Wadatashiga Qaran oo muddo afar maalmood ah ka socotay magaalada Muqdisho, taas oo ay ka
Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland.
(June 19, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan lo