Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jubaland
(June 22, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo booqasho maanta uga bilo