Madaxweynaha Puntland oo tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka cusub ee Booliiska.
(April 29, 2026)
Carmo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo kusoo gaaray degmada Carmo ee Gobolka Bari, ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka cusub ee Bool
Madaxweynaha Puntland kulan gaar ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliiska
(April 23, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay oo kulan gaar ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliiska ee dhowaan loo magacaabay Hoggaamada Booliska iyo Taliy
Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo ka tacsiyeysay geerida Sheekh Cabdinaaasir Xusen Cismaan.
(April 19, 2026)
Muqdisho :-Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo ka tacsiyeysay geerida Sheekh Cabdinaaasir Xusen Cismaan. Sheekh CabdiNaasir waxaa uu ahaa caalim weyn oo si weyn looga yaqaan gayiga Soomaal
Daawo Bayaanka laga soo saaray Kulan Cilmiyeedka 21aad ee Magaalada Bosaaso
(April 19, 2026)
Boosaaso:- Nadwo cilmiyeedkii 21aad ee ka socotay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari oo socotay mudo 4 maalmood ah kaas oo ay culumada uga hadleen arimo kala duwan iyo fataawooyin ay ka faa,i
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Tacliinta Sarre ee Dowladda Puntland
(April 19, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 15 kuna saabsan magacaabid Guddiga Tacliinta Sarre ee Dowladda Puntland. Madaxweynaha Do
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya
(April 19, 2026)
Ankara:-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga, taasi oo ka qayb galayaan madax dowladeed, diblumaasiyiin
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiir Dowlayaal ka tirsan Golaha Xukuumada Puntland
(April 18, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 ee 18-ka April 2026 kuna saabsan Magacaabid Wasiir Dowlayaal ka tirsan Golaha Xukuumada
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee qodista shidaalka
(April 11, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee qodista shidaalka ee Çağrı Bey,
Madaxweynaha Puntland Tababar u furay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland
(April 9, 2026)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa galabta tababar u furay Cutu
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah oo Baydhabo kulan kula qaatay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka DFS.
(April 6, 2026)
Baydhabo:-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan

Next Page »