Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee qodista shidaalka
(April 11, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee qodista shidaalka ee Çağrı Bey,