Madaxweynaha Puntland oo tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka cusub ee Booliiska.
April 29, 2026 - Written by EditorCarmo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo kusoo gaaray degmada Carmo ee Gobolka Bari, ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka cusub ee Booliiska Dowladda Puntland, kuwaas oo tababar ku qaatay, kulliyada tababarada ee Carmo.
A/Cawale Halgan.net

.gif)

