Maxaa laga filan karaa Shirka DFS iyo Mucaaradka ee ka socda magaalada Muqdisho.
(May 14, 2026)
Muqdisho:-Waxaa shalay ka furmay magaalada Muqdisho Shir u dhexeeya DFS iyo Mucaaradka waxaana uu shirka uu ka furmay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho .Shir ayaa waxaa dhanka DFS horkacayey Madax