Madaxweynaha DFS warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub Ee Jabuuti
(May 19, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Jabuu