Maamulka Halgan.net oo Hambalyo u diray Umada Soomaaliyeed Munaasabadda Ciidul Adxaa.

May 27, 2026 - Written by Editor

Muqdisho:-Maamulka Halgan.net iyo dhamaan wariyaasheeda ayaa u diraya Hambalyo dhamaan umada Soomaaliyeed ee Muslinka ah Hambalyadaas oo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxaa waxaana alle uga baryeynaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed in alle ka aqbalo dhamaan acmaashii ay soo guteen gaar ahaan Acmaasha Xajka.

Waxaa kale oo Umada Soomaaliyeed alle uga baryeynaa in uu ka dulqaado dhibaatada heysta uuna qalbigooda burcad isku mariyo ,

Waxaan leenahay Dhamaan umada Soomaaliyeed alaha idinka aqbalo تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Maamulka Halgan.net
Webmaster@halgan.ne

Comments are closed.

Archives
May 2026
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online