Kala Hufida Heshiis Beenaadka iyo Hudnadii Nabiga CSW Hagayey Sh Axmed Yare(June 30, 2026)
Muqdsho:-Sheekh Axmed Yare oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa silsilado muxaadaraad ah ka jeediyey magaalada Muqdisho wuxuuna uga hadlay muxaadaraadkiisa "Kala Hufida Heshiis Beenaadka iyo Hudna Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay madaxda hay’adaha Garsoorka Puntland.
(June 30, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta kulan la qaatay madaxda h
Taxanaha Aqoonsi ku sheega Soomaaliland ee Yahuuda iyo Wax ka dhalan kara Sheikh Mohamud Haji Yusuf.(June 18, 2026)
Garoowe:- Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Garoowe ayaa jeediyey muxaadaro ka kooban 5 xalaqo taas oo uu uga hadlay Khatarta ku gadaaman aqooni ku Madaxweynaha Puntland oo gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland
(June 18, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo looga hadlay Amniga, iyo arima kale waxaa sidoo kale looga digay Jawaab kooban oo ku aadan hadalka Fahad Yaasiin uu ku bartilmaamsaday Sheekh Maxamed Idiris Xafidahulaah.
(June 1, 2026)
Garoowe:-Hadalka Fahad Yaasiin ee baraha bulshada soomaaliyeed ay faafiyeen ee ku saabsan Sheekh Maxamed Idiris waa eedeyn shaqsiyeed iyo tuhun aan caddeyn lahayn. Sheekh Maxamed Idiris waa Daaci
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

