Kala Hufida Heshiis Beenaadka iyo Hudnadii Nabiga CSW Hagayey Sh Axmed Yare

June 30, 2026 - Written by Editor

Muqdsho:-Sheekh Axmed Yare oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa silsilado muxaadaraad ah ka jeediyey magaalada Muqdisho wuxuuna uga hadlay muxaadaraadkiisa “Kala Hufida Heshiis Beenaadka iyo Hudnadii Nabiga CSW Hagayey si umada Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah loogu Bayaaniyo “Kala Hufida Heshiis Beenaadka lala galo Yahuuda iyo Hudnadii Nabiga CSW Hagayey .

Muxaadaraadka Sheekh Axmed yare ayaa waxay ka kooban yihiin 3 Xalaqadood hoos ka Daawo

1-Kala Hufida Heshiis Beenaadka iyo Hudnadii Nabiga CSW Hagayey Sh Axmed Yare

2-Kala Hufida Heshiis Beenaadka iyo Hudnadii Nabiga CSW Hagayey Sh Axmed Yare

3-Kala Hufida Heshiis Beenaadka iyo Hudnadii Nabiga CSW Hagayey Sh Axmed Yare

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
June 2026
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online