Madaxweynaha Puntland oo gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland
June 18, 2026 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo looga hadlay Amniga, iyo arima kale waxaa sidoo kale looga digay in aan Puntland aqbali doonin ciidamo aan ka amarqaadan Puntland.
—-Dhamaad–

.gif)

