Taxanaha Aqoonsi ku sheega Soomaaliland ee Yahuuda iyo Wax ka dhalan kara Sheikh Mohamud Haji Yusuf.
June 18, 2026 - Written by EditorGaroowe:– Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Garoowe ayaa jeediyey muxaadaro ka kooban 5 xalaqo taas oo uu uga hadlay Khatarta ku gadaaman aqooni ku sheega Somaliland ee Cadowga Yahuuda
Sheekh ayaa Muxaadaraadkiisa uga hadlay .
1- Midnimada Muslimiinta iyo kala Qeybinta wax laga dhaxlayo.
2-Khatarta iyo Gaalnimada Diinta beenta ah ee Ibraahiimiya
3-Sharaacada waxay ka qabto in Qudus loo aqoosado in ay leedahay Yuhuuda
4-In Jaceyl loo Muujiyo Cadowga Yahuuda
5- In Saldhig Melatari Cadowga Yahuuda laga siiyo deegaano ka tirsan Somaliland .
Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa si wanaagsan u cadeyey Xaqa ay Culumo badan oo ku sugan Somaliland ku nool ka aamuseen bal qaarkood ay qiil u raadiyeen wax uu ku dhaqaaqay Madaxweynaha Somaliland C/raxmaan Ciro.
Hoos ka Daawo Dhamaan Muxaadaraadki kuu ka jeediyey magaalada Garowe Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf oo uu ugu magac daray”Aqoonsi ku sheega Soomaaliland ee Yahuuda iyo Wax ka dhalan kara”
Xalaqadii 1aad Taxanaha Aqoonsiga Somaliland iyo Yuhuuda Midnimo mise kala tag
Xalaqada 2aad Diin ku sheega Ibraahimiya iyo Xiriirka Somaliland iyo Yahuuda Sheeekh Maxauud Xaji Yuusuf
Xalaqadii 3aad Qudus oo loo aqoonsado Caasimada Yahuuda Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf
Xalaqadii 4aad Yuhuuda oo loo Muujiyo Jaceyl oo Siyaasiyiin iyo shacabkii qaar ay muujiyeen Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf
Xalaqadii 5aad Saldhig Ciidan in Yhuud laga siiyo deegaano ka tirsan Somaliland Sh Maxamuud Xaji Yuusuf.
M_M Deeq
Halgan.net

.gif)

